Ai Basics: Somali Edition

Uncategorized
Wishlist Share

About Course

Koorso dhammeystiran oo ku baraysa Aasaaska Artificial Intelligence (AI) laga bilaabo taariikhda AI ga ilaa sida loo isticmaalo maanta, iyadoo wax kasta lagu sharaxayo Af-Somali.

What Will You Learn?

  • Waxaad fahmi doontaa waa maxay AI iyo sida uu u shaqeeyo
  • Waxaad baran doontaa taariikhda AI iyo AGI & ASI
  • Waxaad fahmi doontaa sida LLM-yadu u shaqeeyaan (ChatGPT, Claude, Gemini)
  • Waxaad baran doontaa sida loo qoro prompt sax ah (Prompt Engineering)
  • Waxaad dhisi kartaa apps iyo websites adigoon coding garanayn
  • Waxaad baran doontaa AI browsers sida Atlas iyo Comet
  • Waxaad otomaatigi kartaa hawlahaaga adigoo isticmaalaya Zapier, n8n, iyo Make

Course Content

Hordhac (Introduction)
Hordhaca Coursada Ai Basics

  • Hordhaca Koorsada
    01:37

Taariikhda & Horumarka AI
Baro taariikhda AI iyo halka uu ku socdo —>AGI iyo ASI.

LLM(Large Language Model)
Qaabdhismeedka Maskaxda AI ga

Prompt Engineering
Nidaaminta Weydiimaha

AI Platforms for Apps & Website Builder
Barnaamijyada AI ee kugu caawiya inaad dhisto apps iyo websites

AI Browsers
Atlas iyo Comet

Ai automation tools
Sida loo isticmaalo Zapier, n8n, iyo Make si aad hawlahaaga u otomaatigsato.

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet